Madasha Shaqa Abuurka Dhalinyarada KG Oo Baydhabo Lagu dahfuray.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay Madasha Shaqo Abuurka Dhalinyarada iyo Ganacsiga oo ay soo qaaban qaabisay Wasaraadda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madashan oo loogu talagalay in lagu dhiira geliyo dhalinyaradda sameeyey Hal Abuurka shaqo iyo Ganacsiga ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiro, Agaasimiyaal iyo masuuliyiin kale oo kala Duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here