Madasha Horumarinta Amniga Magaalooyinka KG Oo ka Furmey Baydhabo

0
14

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoon is Wedaarsiga falaqaynta Xogta loogu talagalay Hormarinta Istiraatijiyada Amniga, kaasi oo loo qabtay Howlwadeenada Wasaaraddaha KG iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa looga hadlayaa Xaaladaha Aamni ee ka jira Degmooyinka KG, iyadoona baahiyaadka u baahan in wax laga qabto si loo horumariyo Amniga KG, waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Amniga KG

Madasha ayaa horey loogu soo qabtey Degmooyinka, Afgooye, Baraawe, Waajid, Xudur iyo Wanlaweyn iyadoona kulankan Baydhabo inta uu socdo lagu falanqeyn doono waxyaabaha horey loogu soo aruuriyey Degmooyinka kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here