Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Cadaaladda Maamulka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah Magaalada Kismaayo u furay Madasha dhaqan celinta Maxaabiista iyo dib-u-soo-celinta Bulshada.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Agaasimaha Xabsiyada ee Wasaarada ayaa si rasmi ah u furey waxaana ka qeybgaley qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo sidoo kale Hay’adaha daneeya arimaha Dhaqancelinta Soomaaliya
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan WadaniÂ