Madasha Bandhiga wax soo saarka KG oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhabo.

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bandhigaan lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ahaa mid lagu soo Bandhigayay Wax soosaarka Beeraha KG, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda FAO iyadoo kaa shaaneysa Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG,waxaana Bandhiga ka soo qeyb galay iskaashatada Beeralayda, Shirkadaha Abuurka iibiyo Bangiyada maalgiliya Beeralayda iyo Jaamacadaha lagu barto Cilmiga Beeraha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here