Madaraso waxbarasho oo laga dhagax dhigay deeganka Bulaxaar ee Soomaliland

0
191

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Hiigsi oo kashaqeya dacwada iyo Waxbarashada ayaa deegaanka Bulaxaar oo katirsan gobolka saaxil ka dhagax dhigey madaraso lagu baran doono Qur’aanka kariimka iyo culuumta shareecada waxaana kasoo qeyb galay dhagax dhiga gudoomiyaha deegaanka iyo qaar katirsan mas’uuliyiinta Ururka Hiigsi.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here