Madaraso Lagu Barto Qur’aanka kariimka oo lagu Wareejiyey Dadka Xaafada Barwaaqa 2.

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madarasada Qur’aanka kariimka Umu Maxamed ayaa Waxaa Dhawaan Laga hirgeliyey Xaafada Barwaaqo Labo Ee Magalada Baydhabo Waxaana Madarasada Loo Dhisey Ardeyda Danyerta ah Ee aan Awoodin in ay Wax Ka Bartaan Madarasooyinka Kale.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Maxamed Suufi Aadan Oo Uu Dhisey Madarasadaan ayaa Madarasada Ku Wareejiyey Dadka Degan Xaafada Barwaaqa 2

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here