Madaraso Lagu baranayo Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo laga hirgeliyey Deegaanka Boholgaras

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada Xariga Looga jaraayey dhismiyaal Cusub oo lagu baran Doona Xifdinta Qur’aan Kariimka ee Qowlka Eebe iyo Axaadiithta Oo Laga hirgeliyey Degaanka Moolgaras ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka Degaanka, Culumada, Waaladiin iyo Marti Sharaf kale.

Dhismiyaasha Xaruumahaan Cusub ayaa ahaa Kuwa ay baahi kala Duwan u qabeen Bulshada Degaankaasi ayigoona ay Tani fursad u tahay Dhamaan Caruurta Degaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here