Madaraso lagu Baran doono Qur’aanka iyo Axkaamta Oo laga dahfurey Baydhabo.

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madarasada Aabe Umar iyo Maamo Miski lagu baranayo Qur’aanka Kariimka ah iyo Axkaamta ayaa ah mid bulshada ku nool Xaafadda bugriyey ee magaalada Baydhabo ka dabooli doonto baahiyo badan oo dhanka Qur’aanka Kariimka ah ayaa la xarag jaray.

munaasabada xarag jarakan madarasadaan ayaa waxaa ka soo geyb galay culumaa’udiin, waalidiinta madarasada iyo marti kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here