Madaraso Cusub lagu baran doono Diini iyo Maadi Oo laga hirgeliyey Baydhabo

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madarasadan ayaa lagu baran doonaa Maadooyinka Maadiga sida Santifiga Xisaabta Carabiga iyo Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta kale taas ah hababka waqtigaan Caruurta wax lagu baro waxbadana sahleysa

Fu,aad Nuur Shekh Cumar oo ah isku xiraha Xafiiska iyo Ardeyda Mu’asasada Shaamil ayaa ka warbixiyey wax yaabaha lagu baran doono madarasada iyo qaababka ay Caruurta wax u barayaan isagoo waalidiinta ku booriyey in Caruurtooda fursadaan uga faaideeyaan

Warkung walib nig haayte Rahmy Salaad Abdyllaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here