Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ardeydaan oo dhameysatey barashada xifdinta qur’aanka kariimka ayaa waxaa magaalada baydhabo lagu gudduunsiyey shahaado sharaf oo ay ku muteysteen mudada kooban ay ku barteen qur’aanka kariimka.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera