Macllimiinta Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay Tababar kor loogu qaadaayey tayada xirfadda Macllinnimo.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar kor loogu qaadaayey Tayada Xirfadda Maclimiinta iyo Maamulayaasha Gobolka Bay Kaas oo uu socdey Mudo Sedax Maalin ah ayaa lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Tababarkan ayaa soo qaban qaabisay Jaamaacda Jaziira ee Gobolka Banaadir iyadoo kaa shaneyso Jamaacada Baidoa Internatoinal University , waxaana Tababarka Bixinayaayay Macalamiin ka socdey Jaamacada Jaziira ee Gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Mohamed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here