Machadka Tababarka Umulisooyinka Galgaduud oo lagu wareejiyay Xafiisyo.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaarada waxbarashada maamulka Galmudug Maxamed xaashi dhoore ayaa xafiisyadii wasaarada ka guurtay ku wareejiyay macahadka tababarada umulisooyinka galgaduud.

Nafiso Nuur Maxamed Maamulaha macahadka umulisooyinka gabdhaha galmudug ayaa u mahadcelisay cid kastoo gacan ka geysatay wareejinta xaruntaani.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here