Machadka Tababarada Dhoobley oo ka warbixiyay Tababarada ay siyaan Macalimiinta.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka tababarada Macalimiinta ee Dowlada Goboleedka Jubbaland faraciisa Dhoobley ayaa waxaa uu tababar siiyaa qaar kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Dhoobley, Machadka oo gacan  ka helaya Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland ayaa Macalimiinta siiya Tababar kor loogu qaadayo xirfadda Macalinimo si loo helo Araday tayo waxbarasho leh.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here