Machadka Barashada Qur’aanka iyo Culuumta shareecada Rashaad Oo soo kordhiyey Koorsooyin Cusub.

0
76

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka Rashaad Ee Barashada Qur’aanka iyo Culuumta shareecada islaamka oo ka mid ah machadyada ku yaal magaalada bayadhabo gaar ahaan xaafada horseed ayaa waxaa Xaruuntiisa lagu dahafuray Koorsooyin cusub oo lagus oo kordhiyey machadka kadib markii Bulshadaas soo gudbiyeen baahidooda korsooyinkaas

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here