Machadka Abii-bakar Al Sadiiq oo Gaalkacayo xaflad ugu qabtay Arday waxkabaratay.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Abii-bakar al Sadiiq Barashada Luuqada Carabiga iyo Shareecada ayaa magalada Gaalkacyo xaflad ugu qabtay ardayda difacadi saddexaad Machadkasi dhameystay

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka, Machadka Abii-bakar al Sadiiq Culumaa’udiin, Waalidiin, Macalimiin iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here