Machad Carruurta ku Barbaariya Shareecada Islaamka oo Baydhabo laga hirgeliyey

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Machadkan loogu magac darey Alnuureyn ayaa lagu bartaa Shareecada Islaamka iyo waxbarashada aas aasiga iyadoo ay wax ku bartaan Caruur fara badan machadka ayaa kamid noqonaya Mcaahida ku soo badanaya Magaalada Baydhabo si hab casri ahna Caruurta wax loogu baro

Sheekh h Ibraahim Cumar oo ah aas aasaha Macahadkan ahna Maamulaha ayaa faahfahiyey hadafyada macahadka u taagan yahay iyo waxyaabaha ay Caruurta ku barbaariyaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here