Macallimiinta Dowladu oo maanta u fariistay imtixaan lagu qiimeynayo

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macalimiinta Imtaxaanka Uga Furmey Magaalada Muqdisho ayaa waxay kamid yihiin Sedexdii kun Macalin oo horey Dowlada u qaadatey kuwaas oo mudo u socdey Tababar la xariira Macalinimada Imtaxaanka ayaa kii ugu dambeeyey oo ay gali doonaan kadibna Dowladu u kala direyso iskuulada loo qorsheeyey in ay wax ka dhigaan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here