Macalin ibraahim Maxamuud oo dugsi qur’aan ah ka dhiga xaafadda Salaamey Oo codsadey in dib u dhis loogu sameeyo dugsigaasi.

0
455

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxyaabaha qeyriga ah oo aduun iyo aaqiro lagu baxsado ayaa kamid ah goobaha lagu barto Qur’aanka kariinka oo wax ku darsata qof weliba oo muslim ah ay tahay in uu barto, iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana goobahaasi lagu barto qur’aanka ayaad arkeysaa iyagoo dayacan gaar ahaan dugsiyada lagu dhigto looxa.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here