Macalin baahiyaha gaarka ah qaba Oo Ardeyda Muqdisho Bara qur’aanka kariimka.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macalin Nuur Maxamed Cumar waa 40 jir ka mid ah dadka baahiyaya gaarka qaba islamarkaana aan socon Karin basle duruufaha heysata kama hor istaagin inuu noloshiisa iyo mida bulshada uu kaalin ka qaato isagoo qur’aanka kariimka bara ardey Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Muqdisho.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here