Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan lagu baranaayey sidii loo Horumarin lahaa Madaarista wax lagu barto Qur’aanka Kariimka iyo in la soo saaro Caruur si wanagsan u tarbiyeeysan.
Tababarka ayaa loo qabtey ku dhawaad boqol Macalin oo wax ka dhiga Madaarista lagu barto Qur’aanka Kariimka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady