Macalimiinta Jaamacaddaha Soomaaliland Oo Loo qabtey Tababar ku saabsan Horumarinta Waxbarashada Ardeyda.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa loo qabtay Macalimiinta Jaamacadaha Somaliland wax ka dhiga sidii kor loogu qaadi lahaa aqoontooda ayaguna Ardeyda u gudbin lahaayeen Casharo wanaagsan oo Mustaqbalkooda wax weyn ka bedeli kara

kulanka dahafurka Ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Tacliinta Sare Soomaaliland suleeman dire cabadi waxaan ka soo qeyb galiyaasha kulaankasi ku booriyey mudada tababarka socodo sii fican ugu faa,daystaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here