Macalimiinta Jaamacada Afgooye Oo Kulan Mahadcelin ah Loo Sameeyey

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Degmada Afgooye ka Qabsoomay Munaasabad Sanadeedka Mahadsanid Macalin oo ay Sanad walba Xiligaan oo kale ay qabtaan Ardeyda Jaamacadda Afgooye taasoo loogu Mahadcelinaayo Macallimiintii Semesterkaas wax usoo dhigey Laguna soo Dhaweynayo Macallimiinta Semesterka Cusub.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here