Macalimiinta Iskuulada Baydhabo Oo loo tababarayo habka ugu fiican Ardeyda wax ku bari karaan

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Baydhabo ayaa lagu Dah-furay Tababar ku saabsan sida wanaagsan ee wax loo bari karo Ardeyga kaas oo ay soo agaasintay Jamacaad ZAMZAM ee magaalada Baydhabo.

Waxaana Tababarkan loo qabtay Macalaminta qaar ee wax ka kala dhiga dhamaan iskuulaadka Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmaan Yuusuf Hassyn 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here