Macalimiinta iskuulada Baydhabo Oo ka hadlay Sida ay Ardeyda Wax u baraan.

0
249

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macallinku waa qof ka caawiya ardayda inay helaan aqoon, xirfado iyo wanaag iyagoo adeegsanaya ku-dhaqanka waxbaridda. Macalimiinta soomaaliyeed tani iyo Burburkii dalka waxay ahayeen kuwa u istaagay inay wax baraan Carruurta Soomaaliyeed, ma helaan xuquuqdii ay mudnaayeen sida Mushaar ku filan,Tababar iyo kuwa kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here