Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka Gobolka Gabiley Oo Loo qabtey Tababar aqoontooda kor loogu qaadayay

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda direct aid oo inta badan ka shaqeysa kobcinta kor u qaadista waxbarshada oona sii wada dedaalada waxbarashada ayaa waxey tababar u qabtey in ka badan 50 macalin oo ka kala yimidey degaano iyo degmooyin hoos yimaada gobolka gabiley.

Waxaana tababarka uu socodey mudo 3 maalin ah kaasi oo macalamiinta lagu baraayey tababar la xariira kobcinta garaadka ardeyga.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here