Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Macalimiintan oo laga kala soo xuley Dugsiyada Magaalada Kismaayo ayaa loo tababarayaa sidii ay Macalimiinta Faham buuxa uga yeelan lahaayeen Casharada ay bixinayaan si Ardeyda ayaguna u fahmaan waxa loo dhigayo.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady