Macahadka Kaamil Oo Baydhabo ku qabtay Munaasabad ay ku Qalanjabinaayeen Arday Baratay Cilmiga Caafimaadka.

0
427

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)ku dhawaad Boqol iyo Kotan Arday ee Baratay Cilmiga Caafimaadka ayaa Macahadka Caalamiga ah ee Kaamil ee Magaalada Baydhabo waxa uu gadoon siiyay Shahaadooyin, munaasabad ay ku dhacday Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here