Macaahida Lagu barto Cilmiga Caafimaadka Oo ku soo badanaya Baydhabo

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Caafimaadka Ee PMI ayaa ah Machad ay Dhigtaan Ardey Tira Badan Kuwaasi Oo Jecel Barashada Cilmiga Caafimaadka Ardeyda Wax Ka Barta Machadka ayaana Intooda badan noqda Kuwa ku biira Xaruumaha Caafimaadka Degmada Baydhabo Iyo Degaanada Hoos Yimaada

Mahad Ahmed Isaaq oo ah Gudoomiyaha Macadka PMI ayaa uga horeyn Waxaa uu Faafahin ka bixiyey Machadkan iyo muhiimada ay leedahay barashada Cilmiga Caafimaadka

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here