Maareeyaha Haya’dda Duulista Soomaaliland Oo Kormeeray Garoomada Magaalada Burco.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudooyinkii uga dambeeyey ayidoo Wasaarada duulista hawada Madaarada Soomaliland ay ku howlaneyd hirgelinta dhismaha dayacatirta iyo dhameystirka qeybaha kala duwan ee garoonka diyaradaha ee magaalada burco.

maareyaha hay’adda wasarada duulista hawada ee soomaliland iyo wafdi la socodey kormeer ku tageen Magaalada burco ayigoona ula jeedka safarkoodi ahaa indha inndheen ku aadan howlaha shaqo ee ka socodey garoonka diyaaradaha ee burco.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here