Maamulka Xaruunta Ayuub Ispeer Paartis Ee Magaalada Baydhabo Oo ka Warbixiyay Adeegyada ay bixiyaan

0
570

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ayuub spare parts Waxaa uu Ka Mid Yahay spare parts yada Ku Yaalo Magalada Baydhabo, waxaana xaruntan Ganacasi oo lagu iibiyo Qalabka Baabuurta furtay Wiil dhalinyaro ah oo mudo shaqa la,aan magaalada Baydhabo ku ahaa.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here