Maamulka Xarunta Malabka Danwadaag Baydhabo Oo ka Warbixiyay wax soo saarkooda.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Danwadaag Bee Farmers Campany waa xarun lagu iibiyo malabka shinida oo ku midaysan iskaashato ka ganacsata malabka kuwaasi oo xaruumo kala duwan ay ku leeyihiin qaar kamid ah degmooyinka koonfur galbeed soomaaliya iyadoona sidoo kale xaruntooda xiriir la leeyihiin qeybo kale oo kamid ah dalka.

Xarunta malabka magaalada Baydhabo danwadaag ayaa waxaa Baydhabo laga hir galiyay sanadkii 2017 kadib markii la arkay baahiyo laaqabo in magaalada Baydhabo laga hirgaliyo xarun soo saarta malab nadiif ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here