Maamulka xarunta daaweynta indhaha kheyraad Oo ka waramey habka cusub Ee daaweynta xanuunada ku dhaca indhaha.

0
498

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xarunta daryeelka iyo daweynta indhaha kheyraad ee magaalada baydhabo waxey ka mid tahay xaruumaha ku cusub baydhabo waxeyna soo kordhisey habka cusub ee daweynta indhaha taasi oo maamulka ku sheegey in ay bulshada ku nool magaalada baydhabo ka baahi tiri donaan adeegyadii ay markii hore u aadi jireen magaalooyinka kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here