Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka iyo shacabka Xaafadda Salaamey ee Magaalada Baydhabo sanadahaan waxaa ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay ku horumarin lahayeen adeegyada ay u baahan yihiin shacabka ku nool xaafaddaasi.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera