Maamulka Xaafada salaamey ee Magaalada Baydhabo oo wado Dadaalo lagu dayactirayo wadooyinka xaafadaasi.

0
240

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Inta badan wadooyinka magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa ah kuwa ay ku tartamayaan shacabka ku nool xaafadaha Magaalada baydhabo oo ay dhiiragelin ka heleen maamulka Dowlad goboleedka KGS si ay u soo saartaan wadooyin muhiim u ah .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here