Maamulka Shirkada Daryeel Ee Calafka Xoolaha Oo Ka Warbixiyay Muhiimada Calafka Xoolaha uu leeyahay.

0
470

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Khadar Abdikadir Abdullahi Oo ah Maamulaha Shirkada Daryeel Ee Calafka Xoolaha oo KG ku soo kordhisay Abuurka Calafka Xoolaha kaasi oo loogu tala galay Xiliyada Abaaraha in lagu badbaadiyo Xoolaha u dhimanaya Gaajada iyo Haraadka, waxaa xoola dhaqatada iyo Beeralayda u arkeen fursad wanaagsan islamarkaana raja gelinaysa Xiliyada Abaaraha in la isticmaala karo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here