Maamulka Puntland Oo Ka Waramey Xaalada Dadka Qaxootiga ah ku sugan Deeganada Maamulkaasi

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntaan Loogu tala galay in lagu soo dhaweeyo Qaxootiga soo galaya dalka islamarkaana ka imaanaya dalalka dereska ah si ay u helaan Magangeliyo iyo Nolol Wanagsan,si loo qiimeeyo shaqada Xafiiskan iyo waxa uu qaabiley oo Qaxootiga ah ee soo galay dalka waayahan.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cali Faarax Farmayeeri ayaa kormeer ku tagay Xarunta qaabilaada iyo soodhaweynta Qaxootiga ee Magaalada Boosaaso

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here