Maamulka Nootaayo Arlaadi Oo Ka warbixiyay Adeegyada ay Bulshada u qabanayaan.

0
659

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Nootaayo Arlaadi oo dhawaan laga furey Magaalada Baydhabo ayaa ka mid noqoneysa Nootaayooyinka ka shaqeynaya Magaalada Baydhabo taasi oo Bulshada u qabaneysa adeegya kala duwan oo ka mid yihiin kala iibinta guryaha dhulalka iyo qorista ducumentiriyada iyo kuwa kale.

Agaasimaha Nootaayo Arlaadi Dr Abdullahi Sheekh Ibraahim Aadan Xeydar ayaa waxa uu sharaxayaa adeegyada ay bulshada u hayaan iyo Waxyaabaha ay kaga duwan yihiin Nootaayooyinka kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here