Maamulka Masjidka Al-Raxma ee Wajiid Oo muslimiinta ka dalbaday ka qeybgalka dhismaha masjidkaasi

0
400

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhismaha Masjidka Al-Raxmaan ee degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa si habsami leh u socda waxaana shacabka degmada ay si iskaa wax u qabso ah u dhisayaan masjidkan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here