Maamulka Magaalada Dhuusamareeb Oo codsaday in Ceel biyoodyo loo qodo.

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabdiraxman Cali Maxamed Gudoomiyaha Magaalada Dhusamareeb Dowladda Galmudug Oo safar shaqo ku marayay Deegaanada Dhaca Dhanka Bari ayaa waxaa sheegay inay deegaanadasi ay ka jirto Abaaro aad u daran wuxuuna sheegay inay ugu daran tahay Biyo Yare Bahsan loona bahan yahay in Ceelal Biyoodyo loo qodo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here