Maamulka Madarasada Tawakal ee Dhoobley oo codsaday in laga caawiyo dhismaha madarasada.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Goobaha lagu barto Qur’aanka kariimka waxey kamid yihiin meelaha ugu muhiimsan ee bulshada muslimiinta dhexdeeda.

Madarsada Tawakal oo kamid ah madaarista Qur’aanka kariimka taas oo ku taalo Magaalada Dhoobley ayaa waxaa xiligan ka muuqdo dayac xoogan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here