Maamulka Madarasada Nuurul Hudaa Kismaayo Oo Codsaday in dhul loo iibiyo

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madarasada Nuurul Hudaa ee magaalada Kismaayo ayaa lagu wargaliyay in ay iskaga baxaan dhulka ay degan yihiin madaama milkiilaha dhuulka uu sheegay in uu iib ka yahay.

Madarasada Nuurul Hudaa ayaa ku dhawaad waxaa qur’aanka kariimka lagu baraa sedax boqol oo arday kuwaas oo ay is kugu jiraan aqooman iyo kuwo dan yar ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here