Maamulka Madarasada Al-furqaan ee magaalada Kismaayo oo codsaday in dhul Loo iibiyo

0
141
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madarasada barashada iyo xifdinta Qur’aanka kariimka ee Al-furqaan  oo waxa wax lagu baraa  in ka badan 100 Arday oo isugu jiro Wiilal iyo Gabdho caruurtaan waxaa u badan Agoon iyo caruurur ay dhaleen Qoysas danyar ah.
madarsada ayaa hada qarka u saaran in ay bur-burto kadib markii lagu dul iibsaday gurigii caruurtaan wax lagu baraayay waxaana lagu wargaliyay in ay isaga guuran muddo kooban.
Warbyhingtung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here