Maamulka Madarasad ku yaasha Dhoobley oo ka warbixiyay Baahiyaha Waxbarasho ee ka jira Madarasadaasi.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ku soo badanayay Sanadihii dambe Madaarista ubadka lagu baro Qur’aanka Kariimka ah iyo xifdintiisa. Madarasada Xamza waxaa ay kamid ah tahay Madaarista ku yaala Degmada Dhoobley taasi oo carruurta lagu baro Qur’aanka kariimka ah.

Maamulaha Madarasada Xamza ee Degmada Dhoobley Cabdirisaaq Maxamed Xuseen ayaa ka warbixiyay Baahiyaha Waxbarasho ee ka jira Madarasadaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here