Maamulka Machadka Daarul Barakaat dhawaan Laga Furey Baydhabo Oo Ka warbixiyay waxyaabaha ay Ardeydu Baraan.

0
267

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Macahadka Daruul Barakaat Institute ee Magaalada Baydhabo kaasi oo dhawan xariga looga jaray Magaalada sido kale si rasmi ah looga hirgeliyay waxan iskuulka mar aan booqasho ku tagnay kula kulanay Mamuulka Guud Machadka iyo Ardeyda anagoo wax ka weydiyay Heerarka waxbarashada iyo mustaqbalka waxyaabaha ay rajeynayaan.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here