Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo uu Shir Gudoominaayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa looga hadlay fulinta mashaaricyo hormarineed ee adeegyada bulshada Gobalada Baay, Bakool iyo Shabeelada Hoose.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar