Maamulka Khaatumo Oo Sameynaya Sumadda Gaadiidka iyo Aqooonsiga Darawalada.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka SSC Khaatumo ayaa wada dadaalo ku aadan sidii Gaadiidka loogu sameyn lahaa Sumada Maamulka iyo Leysanka Daraawalka iyo Milkiiliyaasha si Ciidanka ilaalada wadooyinka u kala gartaan Gaadidka kala duwan waxaana hada socota diiwaan gelinta Gaadiidka si ay helaan Sumadooda

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here