Maamulka Khaatumo Oo dib u dayactir ku sameynaya Ceelbiyoodyada Deegaanka Tukaraq.

0
85

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa dhibaata xoogan gaarey Ceelshada Biyaha Deeganada Maamulka SSC Khaatumo oo Mudo dagaalo ay ka socdeen waxayna taa saameysey Bulshada ku dhaqan Deeganadaas maadama biyaha ay nolosha Aadanaha muhiim u yihiin

Si loo daboolo baahida biyo ee ka jirta deeganadaas ayaa Wasaaradaha Tamarta iyo Biyaha XFS iyo tan Maamulka SSC Khaatumo bilaabeen sidii loo tayacdiri lahaa Ceelasha biyaha iyo hirgelinta kuwa Cusub

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here