Maamulka Jubbaland oo wada qorshe dib u heshisiin loogu sameynayo bulshada gobolka Gedo.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo boqolaal ruux kula hadlayay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay sidii dib u heshisiin loogu sameyn lahaa bulshada gobolka Gedo si meesha looga saaro caqabadaha ragaadiyay horumarka gobolkaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here