Maamulka Jubaland oo loogu baaqay dhameystirka Buundada Kurmaan ee Baardheere.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Buundada Kurmaan degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo ah mid dhismaheeda si isku-tashi ah ku dhisanayaan bulshada degmada Baardheere ayaa ah mid qabyo iyadoona buundadaan muhiim u tahay shacabka magaalada ee labada dhinac u kala goosha.

Gudoomiye ku-xigeenka ahna Xoghayaha guud ee gobolka Gedo Maxamed Xuseen Al-Qaadi iyo Gudoomiyaha degmada Baardheere Maxamed Weli Yuusuf Qorax oo kormeeray  dhismaha buundadaan ayaa u mahadceliyay shacabka sida weyn uga qeyb qadanayaan dhismaha buundada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here