Maamulka Jaamacada Baydhabo Oo Abaal mariyey Ardeyda kuliyadii ku guuleysatey Tartan u dhaxeeyay Ardeyda Jaamacadaasi

0
276

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartan kubada cagta ah oo mudo socdey islamarkaana ay ka qeyb galayeen Ardeyda kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay.

Kulankii ugu dambeeyey ee faynalka koobkan ayaa waxaa fooda isku darey kuliyadaha kala ah kuliyada maamulka iyo maareynta iyo kuliyada caafimaadka bulshada waxaana munaasabada lagu soo gaba gabeeynaayey koobka ka qeyb galey agaasimaha wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka KG iyo masuuliyiinta jaamacada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here